Si toos ah u booqo tusmada
Astaanta 2 qof, oo mid kastaa wata laptop.

Waxaad isticmaali kartaa kombuyuutarradan saacadaha furitaanka meesha kombuyuutarka. Wax baad macal halkan ku daabaci karta.

OLC

fasalka kombiyuutarka

OLC (Xarun Waxbarasho Furan)

Qolkan waxaa ku jira kombiyuutaro aad isticmaali karto saacadaha shaqada.
Tani waxaa loogu talagalay deganayaasha da'doodu tahay 16+.
Halkan waxaad ku samayn kartaa shaqada gurigaaga, shaqo ka raadsan kartaa ama waxaad ku samayn kartaa resume kombayutarka.

Saacadaha furitaanka

10:00-12:00
19:00-21:00