Ku saabsan COA
Caadiyan, qof kasta oo Nederlaan ka codsada magangelyo wuxuu xaq u leeyahay qaabilaad. Tan waxaa lagu sheegay sharciga Nederlaan. Centraal Orgaan opvang asielzoekers (COA) waxay bixisaa qaabilitaan kaas.
Qaabilitaanada COA waxay ka kooban tahay:
- hoy
- hagida mustaqbalka Nederlaan ama dibadda
- cunto ama lacag ujeedadaas leh
- lacagta dharka iyo alaabta sida shaambada, saabuunta iyo daawada cadayga
- helitaanka daryeel caafimaad oo muhiim ah
COA ma go'aamiso in magangalyo-doonku sii joogi karo Nederlaan iyo in kale. Go'aankaas waxaa gaara Immigratie- en Naturalisatiedienst (IND). COA waxay u shaqeysaa magaca dowladda Nederlaan (Ministerie van Justitie en Veiligheid).
Nala soo xiriir
COA waxay leedahay goobo qaabilitaneed Nederlaan oo dhan. Xaruun madaxeedkedu waxa uu kuyaala Den Haag.
Cinwaanka booqashada
Xaruun Madaxeedka COA
Rijnstraat 8
2515 XP Den Haag
Cinwaanka boostada
Centraal Orgaan opvang asielzoekers
Postbus 30203
2500 GE Den Haag
Taleefanka
+ 31 (0) 88 715 000