Dukaanka Thrift Dorcas
Halkan waxa aad ka iibsan kartaa alaabta gacan labaadka ah iyo dharka. Lacagta ka soo baxda waxaa loogu talagalay dadka ku dhibaataysan bariga Yurub, Afrika iyo Bariga Dhexe. Dukaankan waxa aad ka heli doontaa buugaag gacan labaad ah, alaabta lagu ciyaaro, ciyaaraha, macuunta, dharka iyo qaar kaloo badan!
Saacadaha furitaanka
Monday–
Tuesday–
Wednesday–
Thursday–
Friday–
Saturday–
Sunday–